JURK

Sababaha ah caabuqa Covid-19, JURK waa uu xidhan yahay in aad la kulanto shakhsi ahaan

JURK waxay kiisaska cusub ku qaabilaan taleefan maalin kasta oo Isniin ah 12.00 - ilaa. 15:00, iyo Arbaco kasta markay tahay 09.00 - ilaa. 12:00 iyo Arbaco sa 17.00 - ilaa. 20.00.

Waxaad sidoo kale nagula kulmi kartaa dhismayaashayada ku yaal Skippergata 23 ee Oslo Isniinta inta u dhaxeysa 12.00 - 15.00 iyo Arbacada inta udhaxeysa kl. 17.00 - 20.00.

Xusuusnow inaad markasta dacwadaada noogu soo diri karto khadka tooska ah ee ah bayjka Noo soo dir dacwadaada.

Talobixinta Sharciga ee Haweenka (JURK) waxay u fidisaa caawimaad bilaash ah, haweenka isku filan naftooda shakhsi ahaan tan oo loogu talagalay qof kasta oo isku sheega inay tahay haween. Waxaan bixinaa kaalmada sharciga guud ahaan Noorway iyada oo loo marayo warbixinta ku saabsan xuquuqda, saameynta sharciga iyo caawimaadda kiisaska gaarka ah.

JURK waxaa maamula ardayda meel sare ka gaadhay jaamacada sare ee sharciyada waxaanan ku kordhinaynaa dhamaan haweenka inay ka warqabaan xuquudooda sharci, iyo dhaqan galinta sinaanta.

Haddii aad qabtid su'aal sharci oo ku saabsan sharciga carruurta, sharciga qoyska, sharciga shaqada,midab takoorka, sharciga amniga bulshada, sharciga socdaalka, sharciga kireysiga, sharciga deynta, sharciga xabsiga iyo xadgudubka, waad nala soo xiriiri kartaa.

Warbixin loogu talagalay adigoo ah qofka caawimada raba

Xafidaada/ilaalinta shakhsiyeed

Noo soo dir dacwadaada

Halkaan ku dir dokumetiga

Miyaad kiis hore kuu diwaan gashan yahay oo aad dooneysaa inaad soo gudbiso dukumiinti aan kaa codsannay? Kadib waxaad riixi kartaa batoonka "Gudbi dukumiintiyada". Haddii lagu weydiisto inaad soo gudbiso wakiilnimada, waxaad ka heli doontaa qaabkeenna ah foomka wakiilka ee qaab-dhismeedka halkan.

Foomka wakiilka  (pdf)
Foomka wakiilka / Power of attorney (pdf) 

Halkaan ku dir dokumentiga