Xidhiidhka

Taleefanka xafiiska: 22 84 29 50
Cinwaanka: Skippergata 23, 0154 Oslo
Email: post-mottak@jurk.no 

Fadlan la soco inaannaan kiisaska ku aqbalin e-mayl. Hoos ka eeg warbixin ku saabsan goobta iyo waqtiga lagu qaabilayo kiisaska cusub.

Saacadaha ay u furan yihiin su'aalaha cusub ee taleefanka:

IIsniinta laga bilaabo kl. 12:00 ilaa 15:00, Arbaco laga bilaabo 09:00 ilaa 12:00 iyo laga bilaabo 17:00 ilaa 20:00

Saacadaha ay furan tahay weydiimaha cusub ee la kulan shaqsi ahaaneed:

Sababaha ah caabuqa Covid-19, JURK waa uu xidhan yahay in aad la kulanto shakhsi ahaan

Saacadaha aan furantahay marka aad kiis nala leedahay:

 Isniinta 09.00 - 15.00, Talaado 09.00 - 15.00, Arbaco 09.00 - 15.00, Khamiista 09:00 - 13:30 iyo Jimcaha 09.00 - 12.00

Noo soo dir kiiskaaga si elektaroonig ah:

Waxaad sidoo kale nala soo xiriiri kartaa halkan: Markii aan helno kiiskaaga, ka shaqeeyaha kiis ayaa kula soo xiriiri doona inta lagu jiro saacadahayaga xafiiska.

Waxaad noogu soo diri kartaa kiiskaaga boostada:

Cinwaankeenu waa: JURK, Skippergata 23, 0154 Oslo.

Xog dheeraad ah

Nasiib darrose, kama jawaabno su'aalaha sharciga ah ee emaylka ah. JURK wuxuu tilmaamayaa inaan kiisaska oo dhan ku qabano qoraal, waqtiga howsha kiisuna ay tahay saddex toddobaad.

Waxaad naga soo wici kartaa telefoonka 22 84 29 50 ama waxaad tagi kartaa xafiiska Skippergata 23.

Muhiim!

Dusha sare waxaad ka heli doontaa qoraal ay ku qoran yihiin warbixino adiga ku caawinaya JURK. Haddii aad isweydiineyso inaad caawimaad naga heli karto iyo waxa aan kaa caawin karno, waad akhrisan kartaa waxyaabaha kor ku xusan. Xagga sare waxaad sidoo kale ka heli doontaa xafidaada shakhsiyeedka. Halkan waxaad ka akhrin kartaa wax yar oo ku saabsan sida JURK uga shaqeeyso warbixinta aad noo soo dirto, iyo waxa ku saabsan xuquuqda aad leedahay marka aan keydinno warbixinta adiga kugu saabsan ee la xiriira annaga oo kaa caawinayna kiis.

Maamulka:

Hogaamiyaha: Bjørk Gudmundsdottir Jonassen
Moobayl450 18 744
Emailleder@jurk.no

Lataliye xirfadle: Veronika Wiese
Moobayl: 959 18 063
Email: veronika@jurk.no

 

Hadday khuseyso kiis xagayaga ah, waa inaad la xiriirtaa xafiiska soo dhawaynta. La taliyaha xirfadlaha ah iyo maareeyaha guud kama shaqeeyaan la socodka kiisaska.

Publisert 16. des. 2020 17:14 - Sist endret 13. jan. 2021 12:01